(Sawirro) Maxay Cumar Filish & Xijaar kala hadleen Taliyeyaasha saldhigyada Muqdisho?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Miqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar) ayaa maanta kulan la qaatay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir. Kulanka oo uu sidoo kale ka qeyb galay iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Gaashaanle Sare Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa looga  hadlay … Continue reading (Sawirro) Maxay Cumar Filish & Xijaar kala hadleen Taliyeyaasha saldhigyada Muqdisho?